Ciidamada amaanka oo qabtay labo nin oo la tuhmayo in ay dileen Sargaal ciidan (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ku qabtay labo nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil degmadaasi loogu geestay sargaal katirsanaa ciidanka dowlada. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada amaanka howlgal ay ka sameeyeen degmada Balad Xaawo kusoo qabteen labadan nin ee la tuhmayo, waxaa sidoo kale ragan lala qabtay … Continue reading Ciidamada amaanka oo qabtay labo nin oo la tuhmayo in ay dileen Sargaal ciidan (Daawo Sawirada)